Madaxweynihii hore ee Somalia oo laga hor joogsaday inuu u duulo Kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda ayaa muddo saacado ah ku xayirnaa groonka dayuuradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, isagoo doonayey inuu u duulo magaalada Kismaayo. Dhacdadan ayaa ku soo beegantay iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay maanta xayiraad cusub saartay Diyaaradaha tegaya magaalada Kismaayo, si … Continue reading Madaxweynihii hore ee Somalia oo laga hor joogsaday inuu u duulo Kismaayo